Suche einschränken:
Zur Kasse

8 Ergebnisse.

Barbaarinta Ubad Qurxoon

Mohamed, Safiya
Barbaarinta Ubad Qurxoon
Buuggani waxa uu sharixi doonaa suaalooyin badan ay waalidiinta inta badani isweeydiiyaan. Sideena ku fahanaa jiilka maanta inagoo balaarinayna ragatideena, buuggani waxa uu quseeyaa shaqsiga waalid noqday ama aanan weli noqon. Waase buugg loogu talo galay in dib in badan loogu noqdo waayo waxa ku jira cilmi baaris, qibrado iyo cilmi. Hadii aad raacdaa talooyinkaa uu buuggaa ku siinayo waxaad ku guulaysan in aad soo saarto awlaad xilkas ah.

CHF 35.90

Barbaarinta Ubad Qurxoon

Mohamed, Safiya
Barbaarinta Ubad Qurxoon
Waxaanu wax ka eegnaa qisooyinkii hore ee la xiriira qibrado iyo cilmi. waa maxay maanta aragtideena kusaabsan qoyska? miyaanu diyaar u nahay in aan runta is tusnaa in ay carruurta ay koraan maalin uun in ay inaga tagi doonaan? amase waxa aanu ku dhagan nahay aaminaad in ay weligood inoo baahan doonnaan, iyagooba inaga koray? miyaanu dareenaa waalidiin ahaan in wax walboo aanu qabanay naloo tixgaliyo? sideese ula mucaamilnaa marka carruurta ka...

CHF 27.50

Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin

Mohamed, Safiya
Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin
Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataantijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda?Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalinlaha ah , aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad kamahadnaqeysid in aad heysato.Buugaan waa n...

CHF 24.50

Nadiifinta Iyo Kobcinta Maskaxda

Mohamed, Safiya
Nadiifinta Iyo Kobcinta Maskaxda
Buuggaani waxa loogu talo galay in uu masaxo fikradihii hore. Buuggani waxa kabaran doontaa qaabka looga hortago shakiga, walwalka iyo cabsida. Buuggani waxaad kabaran doontaa hadii 30 cisho qayaastii qoraal iyo oraah Mahadinta Allah iyo (Affirmation) kusugnaasho. waxaad ku baran doontaa qiimaha waqtiga iyo (subconscious and unconscious mind).

CHF 22.90

Upbringing beautiful Children from the Inside-Out

Mohamed, Safiya
Upbringing beautiful Children from the Inside-Out
We form our history through our experiences and knowledge. What are today's views about family values? Are we ready to face our reality that our children will grow up one day and live their own life? Or are we stuck in the belief that they will always need us, even when they grow up? Do we feel as parents that our contributions has been undermined? How do we deal with your children's self-esteem being corrupted by the new age of technology today?

CHF 29.50

90-Days Gratitude Journal

Mohamed, Safiya
90-Days Gratitude Journal
We become smarter and better through experience. But what happens when you have too many wild thoughts and you can't put them in order? In this journal you'll be able to track yourself mentally and improve your daily thoughts by taking 5-minute daily to write down what went on in your day and your affirmations and gratitude. This journal was created from the mind of Safiya Farah Mohamed who is an empowerment speaker who has made other books ex...

CHF 24.50

Safiya's Wisdom Thoughts, Quotes And Affirmations

Mohamed, Safiya
Safiya's Wisdom Thoughts, Quotes And Affirmations
Do you feel the urge not to pick the negative news and stare at the wall and wonder, "what else would I read?" Do you feel like your ears hear lots of tremendous negativity and your eyes see a lot of tragedy including fear of war and complaints through social media and the subsequent news updates? Well, here is your profound solution, read this booklet by setting your intention first, and within 30 to 90 days your neural pathway will extend an...

CHF 17.90

Mastering Power Within

Mohamed, Safiya
Mastering Power Within
Imagine living life without any distractions. In this world it is something that we all wish for. Life without awareness creates unrecognisable distractions but being conscious of what we think and do leads us to amazing experiences. Have you ever asked yourself why you criticise yourself continually? Why do you judge yourself? Why you doubt your goals and your vision? Why do we lack the ability to say NO to things that we do not have the room...

CHF 27.50